Lambarka Xiriirka
Soo Gudbi Xog
macluumaadka oo aad soo gudbiso oo dhan, oo ay ku jirto xogta shaqsiga, waxa ay ahaan doontaa mid la sirdhowro. Waxa aan ku weydiin doonaa in aan na siiso xogtan soo socota:
Goobta Xogta:
Si loo hubino in aan fahmeyno halka xogta ama macluumaadka ay la xiriirto.
Faahfaahinta xogta:
Si aan u hubino in aan xaqiijin karno faahfaahinta xogta ama macluumaadka.
Magacaada:
Si aan u hubino in aan keydino wixii macluumaad soo laalaabta.
Magaca aad jeceshay in laguugu yeero:
Si aan u hubino in aan keliya kuugu yeerno habka aad jeceshahay haddii aan kula soo xiriireyno.
Sid aad jeceshahay in laguula soo xiriiro:
si aan u hubino in aan keliya kuula soo xiriireyno habka aad jeceshahay haddii aan kula soo xiriireyno.
Lambarkaada maxalliga ah
Tani waxaa laga heli karaa dalal cayiman oo ka mid ah Afrika. Tani waxa ay kuu sii furi doontaa shaashad kale oo leh lambarrada taleefanada maxalliga ah.
Foomka onlaynka ee xafidan
Tani waxaa laga heli karaa dalal cayiman oo ka mid ah Afrika. Tani waxa sii furi doontaa foom isla Window-ga ah.